Sports

Kooxda Bakaaro FC oo Qaaday Koobkii Ramadaanka

0 Visits: 1393 | Saturday August 10, 2013 - 06:12:43
Kooxda dhalinta yar ee Bakaaro FC oo ka dhisan Magaalada Muqdisho ayaa ku guuleysatay koobkii Ramadaanka ee ciyaarihii ka socday degmada Hodan.

Read More »

Napoli Vs Benfica oo Ku Kala Baxay 2-1

0 Visits: 505 | Saturday August 10, 2013 - 06:03:13
Kooxda Napoli ee dalka Taliyaaniga ayaa 2-1 kaga badisay kooxda Benfica ee dalka Portugal kulan saaxiibtinnimo oo ay wada ciyaareen gelinkii dambe ee Jimcadii Shalay.

Read More »

Liiska Xulka Qaranka France oo La Shaaciyey

0 Visits: 517 | Friday August 09, 2013 - 08:12:37
Waxaa la shaaciyey liiska xulka qaranka France ee kubbada cagta iyadoo lagu soo daray labo ciyaaryahan oo caan ka ahaa kooxaha Manchester City iyo PSG.

Read More »

Horyaalka Bundesliga oo Jimcaha Bilaabanaya

0 Visits: 484 | Thursday August 08, 2013 - 21:14:58
Tartanka Horyaalka Jarmalka ee Bundesliga ayaa furmaya maalinta Jimcaha iyadoo kooxda Bayer Munch ay ku bilaabeyso kulanka ugu horreeya oo xiise leh.

Read More »

Cabdi Bile oo Tababaraya Gabdhaha Orodyahanada Imaaraadka Carabta

0 Visits: 1434 | Tuesday August 06, 2013 - 10:51:53
Orodyahanka Soomaaliyeed ee caanka ah ayaa tababar siinaya gabdho oroyahano ah oo u dhashay wadanka Imaaraadka Carabta.

Read More »

AC Milan oo Ku Dhow Soo Afmeerida Heshiiska Honda

0 Visits: 493 | Tuesday August 06, 2013 - 10:35:17
Kooxda AC Milanee dalka Talyaaniga ka dhisan ayaa rajeyneysa inay ugu dambeynta guul ka gaarto toddobaadkan qandaraaska ay kula soo wareegeyso xiddigga reer Japan ee Keisuke Honda.

Read More »

Garoon Kubbada Koleyga oo Laga Hirgaliyey Gaalkacyo

0 Visits: 621 | Sunday August 04, 2013 - 04:35:10
Dhalinyaro isxilqaantay oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa dib u fueay garoonkii kubbada koleyga ee Gaalkacyo oo xirnaa mudo dheer.

Read More »

Leonel Messi oo Dalbanaya Mushahar Kordhin

0 Visits: 2773 | Sunday August 04, 2013 - 04:05:38
Ciyaaryahanka reer Argentine ee Lionel Messi ayaa cadeeyay inuu doonayo inuu dib ugala xaajoodo kooxdiisa Barcelona qandaraaska uu kula joogo, isagoo dalbanaya mushaharka in loo kordhiyo.

Read More »

New Castle oo 8 Milyan Gini Ku Qaadatay Bafetimbi Gomis

0 Visits: 482 | Saturday August 03, 2013 - 06:08:50
Kooxda New Castle United ayaa xaqiijisay inay 8-milyan oo Gini ay kula wareegeyso weeraryahanka Bafetimbi Gomis.

Read More »

Chelsea oo 2-0 Ku Reebtay Inter Milan

0 Visits: 440 | Friday August 02, 2013 - 11:01:57
Kooxda Chelesa ayaa 2-0 kaga badisay Inter Milan kadib ciyaar ka tirsanayd koobka saaxiibtinnimo International Championship Cup ee ka socda dalka Mareykanka.

Read More »