Latest News

Raysul Wasaare Saacid oo Loo Diiday Inuu Baarlamaanka Ka Hadlo Si uu Isu Difaaco

0 Visits: 513 | Sunday December 01, 2013 - 13:27:16
Baarlamaanka federaalka ayaa goordhow cod aqlabiyad ah ku diiday in raysul wasaare Cabdi Shirdoon uu horyimaado kana hadlo si uu uga hadlo waxqabadka xukuumadiisa.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Saacid oo Maanta Hortagaya Baarlamaanka- Maxay Tahay Sababta?

0 Visits: 500 | Sunday December 01, 2013 - 10:07:51
Waxaa lagu wadaa in uu maanta Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya uu hor yimaado Baarlamaanka si uu isku casilo ama uu isku difaaco

Read More »

Xukuumada Soomaaliya oo Maanta Codka Kalsoonida Loo Qaadayo

0 Visits: 394 | Sunday December 01, 2013 - 09:57:17
Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa goordhow oo saaka ah (Axad) waxay bilaabayaan doodii uGu adkeyd ee ay yeeshaan iyagoo codka kalsoonida u qaadaya xukuumadda Saacid.

Read More »

Wadadalkii Dawlada Federaalka Iyo Somaliland oo u Hakaday Khilaafka Saacid Iyo Xasan Sh (XOG)

0 Visits: 564 | Sunday December 01, 2013 - 09:37:41
Wadadalkii u dhexeeyay Dawlada Federaalka ah iyo Maamulka Hargeysa ayaa hakad la geliyey khilaafka u dhexeeya madaxda Dawlada Federaalka ah darteed.

Read More »

Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Loogu Magacdaray Marxuum Danjire Qeybe (Sawirro)

0 Visits: 585 | Sunday December 01, 2013 - 09:06:14
Xaflad xalay ka dhacday xarunta madaxtooyada ayaa madaxweyne Xasan Sheekh uga dhawaaqay in xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda loogu magacdaray Marxuum Qeybe.

Read More »

Galeyr oo Eedeeyay Puntland, Kuna Goodiyey In Shirka Taleex uu Dhacayo

0 Visits: 447 | Sunday December 01, 2013 - 08:50:56
Xildhibaan Cali Khaliif Galeyr oo ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya kana soo jeeda gobolka Sool ayaa ka hadlay dagalkii ka dhacay degmada Taleex ee gobolka Sool.

Read More »

Xukuumadda Soomaaliya oo Ka Hadashay Dagaalka Taleex

0 Visits: 401 | Saturday November 30, 2013 - 19:21:15
Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa u tacsiyeeyay dhamaan qoysaskii khasaaruhu ka soo gaaray dagaalkii dhawaan ka dhacay degmada Taleex.

Read More »

Nikolas Kay oo Cambaareeyay Weerarka Dadka Ku Dhinteen Ee Ka Dhacay Taleex

0 Visits: 416 | Saturday November 30, 2013 - 18:57:54
Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha- Guud ee QM u Qaabilsan Soomaaliya,N ikolas Kay ayaa sheegay in uu walwal xoogleh ka qabo dagaalka ka qarxay dhowan Gobolka Waqoori ee Sool.

Read More »

Saacid Shirdoon oo Kulan La Yeeshay Dhalinyaro (Sawirro)

0 Visits: 340 | Saturday November 30, 2013 - 17:50:12
Ra'iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo xubno ka tirsan golihiisa wasiirada ayaa saaka kulan la qaatay Dhalinyarada Soomaaliyeed.

Read More »

Wafdi Ka Socda Nigeria oo Muqdisho Kula Kulmay Madaxweyne Xasan Sheekh (SAWIRRO)

0 Visits: 557 | Saturday November 30, 2013 - 17:41:53
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Villa Somaaliya ku qaabilay Safiirka Dowladda Nigeria Mudane Akin Oyateru.

Read More »