Latest News

Maxamed Aadan Koofi oo Maanta Laga Dhigay Taliyaha Nabadsugida Gobolka Banaadir

0 Visits: 2256 | Sunday July 28, 2013 - 20:20:39
G/lle dhexe Maxamed Aadan Koofi oo horey uga tirsanaa ciidamada militariga ayaa maanta loo dhiibay xilka taliyaha nabadsugida gobolka Banaadir.

Read More »

MAQAAL: Sumaha Dabargoynta Iyo Qaadka

0 Visits: 4024 | Sunday July 28, 2013 - 19:23:21
Sumuhu waxay ka mid yihiin khataraha ugu waaweyn ee haysata dunida sadexaad, nuxurka raadkeeduna wuxuu ku soo ururayaa iyada oo dhalisa cuduro kala duwan.

Read More »

Kenya: Maxkamad Ayaa Burisay Qorshe Si Qasab ah Qaxootiga Lagu Geyn Lahaa Xeryaha Qaxootiga

0 Visits: 511 | Sunday July 28, 2013 - 17:58:41
Sida lagu sheegay war saxaafadeed ay soo saartay HRW, Waxaa la joojiyay in 55,000 oo qaxooti Soomaali iyo dad kale oo ku nool gudaha Kenya laga raro magaalooyinka waaweyn.

Read More »

Xiriirka Kubbada Cagta: Garoon Heer Caalami ah Wuxuu Wax Ka Bedeli Karaa Tayada Ciyaartoyda

0 Visits: 497 | Sunday July 28, 2013 - 17:29:30
Waaxda farsamada ee Xiriirka Kubbada Cagta Soomaaliyeed ayaa sheegtay inay ku rajo weyn yihiin helitaanka garoomo heer caalami ah oo wax ka bedela tayada ciyaartoyda.

Read More »

UN: Dhimashada Suuriya Waxay Gaartay 100,000 Ruux

0 Visits: 422 | Friday July 26, 2013 - 00:37:17
In ka badan 100,000 ruuxayaa ku dhimatay rabshadaha weli ka socda wadanka Suuriya oo bilawday labo sano ka hor, sidaasi waxaa cadeeyay Ban Ki-moon.

Read More »

Ma Runbaa In Al Shabaab Ay Fulisay 108 Weerar Tan Iyo Bilowgii Ramadaanka

0 Visits: 336 | Friday July 26, 2013 - 00:21:53
Afhayeenka kooxda mintidka ee Al Shabaab C/casiis Abuu Muscab ayaa warbaahinta Al Shabaab ka sheegay in tan iyo bilawgii Ramadaan ay qaadeen illaa 108 weerar.

Read More »

Faroole oo Wafdigii EU u Sheegay Inuu Rabo Inuu Shirka "New Deal" Kaga Qeybgalo Magaca Puntland

0 Visits: 591 | Thursday July 25, 2013 - 20:18:41
Wafdi ka socday xafiiska siyaasada Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.

Read More »

Isku Shaandheyn La Filayo In Lagu Sameeyo Golaha Wasiirada oo Bannaanka Timid

0 Visits: 509 | Thursday July 25, 2013 - 19:27:55
Warar ku dhow xubno ku sugan madaxtooyada ayaa xaqiijinaya in meel gabagabo ah ay soo gaartay isku shaandheyn la filayo in raysul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon uu ku sameyn doono golihiisa wasiirada.

Read More »

Shirkii Golaha Wasiirada oo Maanta Looga Dooday Amaanka Iyo Maaliyada [Sawirro]

1 Visits: 378 | Thursday July 25, 2013 - 18:07:43
War saxaafadeed ka soo baxay shirkii golaha wasiirada dawlada federaalka Soomaaliya ay maanta ku yeesheen Muqdisho ayaa lagu sheegay in goluhu ka doodeen qodobo dhowr ah.

Read More »

Kooxda Monitoring Group oo Waqtiga Loo Kordhiyey Markale Xilli Warbixinteedii La Diiday

0 Visits: 344 | Thursday July 25, 2013 - 12:25:51
Golaha Amaanka Qaramada Midoobay ayaa meelmariyey go'aan ay waqtiga ugu kordhinayaan kooxda khubarada ah ee loo xilsaaray la socodka cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea.

Read More »