Latest News

Nin Dil Ka Geystay Qardho oo Gacanta Lagu Dhigay

0 Visits: 341 | Monday July 29, 2013 - 10:48:13
Wararka naga soo gaaraya degmada Qardho ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in ciidanka booliska Degmadaasi ay qabteen nin gacan ku dhiigle ah oo dil ka geystay Qardho.

Read More »

Maamulkii Gobolka Shabeelaha Hoose oo La Kala Ceyriyey

0 Visits: 367 | Monday July 29, 2013 - 09:17:37
Wasiirka arrimaha gudaha dawlada federaalka Soomaaliya ayaa maanta xilkii ka qaaday dhammaan masuuliyiinta maamulka gobolka Shabeelaha Hoose kadib khilaaf ka oogmay gobolka.

Read More »

Hawlgal Saaka Ka Socda Degmada Wadajir Kadib Qaraxyo Xalay Ka Dhacay

0 Visits: 297 | Monday July 29, 2013 - 08:09:48
Ciidamada amaanka dawlada federaalka Soomaaliya ayaa saaka bilaabay hawlgal baaritaan ah kadib qaraxyo bambooyin loo adeegsaday ay xalay ka dheceen degmada Wadajir.

Read More »

CAF oo Ka Tacsiyeysay Geeridii Ku Timid Marxuum Witig

0 Visits: 460 | Monday July 29, 2013 - 07:28:25
Guddoomiyaha Xiriirka Kubbada Cagta Qaarada Afrika Ciise Xayaatu ayaa qoraal tacsi ah soo gaarsiiyay Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta geeridii ku timid marxuum Cabdullaahi Cilmi Warsame (Witig).

Read More »

Turkiga oo Wacad Ku Maray Inuusan Hakin Doonin Shaqada uu Ka Wado Soomaaliya

0 Visits: 457 | Monday July 29, 2013 - 04:38:38
Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda Turkiga ayaa sheegay in weerarkii Sabtidii lagu qaaday shaqaalaha Turkiga ee ku sugan Muqdisho loo hakin doonin shaqada ay ka hayaan Soomaaliya.

Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Difaacay Xiisadaha Beeleed Ee Shabeelaha Hoose

0 Visits: 416 | Monday July 29, 2013 - 04:15:12
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka C/kariin Xuseen Guuleed oo ka jawaabayey su'aalo ay weydiiyeen mudanayaasha baarlamaanka ayaa iska difaacay dhaliilo loo soo jeediyey wasaaradiisa.

Read More »

Madaxweynaha iyo Safiirka Turkiga oo Wada Cambaareeyay Weerarkii Shalay [Sawirro]

0 Visits: 392 | Sunday July 28, 2013 - 21:23:34
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho tacsiyeyn ah ugu tagay shaqaalaha iyo diblomaasiyiinta safaarada Turkiga ee Muqdisho oo shalay xarun ay shaqaalahooda deganaayeen la weeraray.

Read More »

Dawlada Soomaaliya oo Markii ugu Horreysay Mushaharka Askarteeda Gaarsiisay 160 Doolar

0 Visits: 472 | Sunday July 28, 2013 - 21:17:58
Golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta meelmariyey miisaaniyad dheeri ah oo mushaharka ciidamada looga dhigayo $160 doolar askarigii bil walba.

Read More »

Raysul Wasaaraha oo Maanta Booqday Xaruntii Lagu Weeraray Shaqaalaha Turkiga [Sawirro]

0 Visits: 448 | Sunday July 28, 2013 - 20:43:25
Raysul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta booqday xaruntii shalay lagu weeraray shaqaale Turki ah halkaasoo dhimasho iyo dhaawacba uu ka dhashay.

Read More »

Maxamed Aadan Koofi oo Maanta Laga Dhigay Taliyaha Nabadsugida Gobolka Banaadir

0 Visits: 2310 | Sunday July 28, 2013 - 20:20:39
G/lle dhexe Maxamed Aadan Koofi oo horey uga tirsanaa ciidamada militariga ayaa maanta loo dhiibay xilka taliyaha nabadsugida gobolka Banaadir.

Read More »