Latest News

Dawlada oo Fatahaada Jowhar ugu Deeqday $50,000

0 Visits: 343 | Sunday September 29, 2013 - 08:37:52
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa lacag gaareysa illaa $50,000 ugu deeqday dadka ku dhibaatoobay fatahaada wabiga Shabeelle ee gobolka Shabeelaha Dhexe.

Read More »

Al Shabaab oo u Digtay Dadkii Dhiiga ugu Deeqay Dhibanayaasha Westgate

0 Visits: 464 | Sunday September 29, 2013 - 08:28:28
Kooxda Al Shabaab ayaa digniin u jeedisay dhammaan dadkii dhiigooda ugu deeqay dhibanayaashii weerarkii xarunta ganacsiga Westgate lagu qaaday Sabtidii hore kaasoo masuuliyadiisa ay sheegatay Al Shabaab.

Read More »

Soomaaliya oo Xeer Ilaalin Ka Ah Ciyaarta Kama Dambeysta Ee FIFA Beach Soccer

0 Visits: 591 | Sunday September 29, 2013 - 08:20:02
Xoghayaha guud ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Cabdi Qani Saciid Carab ayaa FIFA u magacawday in uu maamulo cayaarta kama dambeysta ah ee FIFA beach soccer world cup oo dhexmari doonta Spain iyo Ruushka.

Read More »

Carruurta Cali Dheere oo Ku Nool Dalka Sweden

0 Visits: 602 | Saturday September 28, 2013 - 18:34:58
Guddoomiyaha gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa shaaca ka qaaday in afhayeenka Al Shabaab Sheekh Cali Dheere carruurtiisa ay ku nool yihiin wadanka Sweden oo ay ku heystaan nolol iyo waxbarasho.

Read More »

Fannaanka Maxamed Axmed Qoomaal oo Maanta Muqdisho Soo Gaaray

0 Visits: 1110 | Saturday September 28, 2013 - 17:55:39
Fanaanka Caanka ah Maxamed Axmed Qoomaal ayaa maanta markii ugu horreysay dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka yan iyo markii burburku uu dhacay 20 sano ka hor.

Read More »

Golaha Wasiirada oo War Ka Soo Saaray Xaaladaha Sh/Dhexe Iyo Banaadir

0 Visits: 430 | Saturday September 28, 2013 - 17:46:06
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan gaar ah oo uu shir guddoomiyay kusimaha Ra'iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Kheyraadka Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed.

Read More »

Nin Gurigiisa Laga Afduubtay oo Meydkiisa Laga Heley Kismaayo

0 Visits: 439 | Saturday September 28, 2013 - 14:04:35
Dhacdio naxlin leh ayaa laga soo sheegayaa magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ka dib markii nin rayid ah oo la afduubtay labo habeen ka hor meydkiisa laga heley magaalada.

Read More »

Kooxdii Weerartay Westgate Dukaamo Ayey Ku Lahaayeen Suuqa

0 Visits: 425 | Saturday September 28, 2013 - 13:50:28
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in kooxdii hubeysneyd ee maalinimadii Sabtida weerartay xarunta Westgate ay dukaamo ka kireysteen gudaha suuqaasi taasoo u suurtagalisay inay weerarka fuliyaan.

Read More »

Madaxweyne Xasan oo Baajiyey Safarkii Kenya, Kenyatta oo Cudurdaartay

0 Visits: 475 | Saturday September 28, 2013 - 10:00:09
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa baajiyey safar uu ku tagi lahaa magaalada Nairobi ka dib markii madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta uu ka cudurdaartay inuu qaabilo Madaxweynaha Soomaaliya.

Read More »

Hiba Nuura oo Soo Bandhigtay Wacdaro Faneed Wadani ah [Daawo]

0 Visits: 630 | Saturday September 28, 2013 - 08:14:31
Munaasabad ay ka qeybgaleen xildhibaano, fannaaniin, abwaano, wasiiro, saraakiisha maamulka gobolka Banaadir iyo qeybaha bulhada ayaa waxaaxalay soo dhoweyn loogu sameeyay fanaanada Soomaaliyeed Hiba Nuura.

Read More »