Latest News

UN: Dhimashada Suuriya Waxay Gaartay 100,000 Ruux

0 Visits: 454 | Friday July 26, 2013 - 00:37:17
In ka badan 100,000 ruuxayaa ku dhimatay rabshadaha weli ka socda wadanka Suuriya oo bilawday labo sano ka hor, sidaasi waxaa cadeeyay Ban Ki-moon.

Read More »

Ma Runbaa In Al Shabaab Ay Fulisay 108 Weerar Tan Iyo Bilowgii Ramadaanka

0 Visits: 361 | Friday July 26, 2013 - 00:21:53
Afhayeenka kooxda mintidka ee Al Shabaab C/casiis Abuu Muscab ayaa warbaahinta Al Shabaab ka sheegay in tan iyo bilawgii Ramadaan ay qaadeen illaa 108 weerar.

Read More »

Faroole oo Wafdigii EU u Sheegay Inuu Rabo Inuu Shirka "New Deal" Kaga Qeybgalo Magaca Puntland

0 Visits: 625 | Thursday July 25, 2013 - 20:18:41
Wafdi ka socday xafiiska siyaasada Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.

Read More »

Isku Shaandheyn La Filayo In Lagu Sameeyo Golaha Wasiirada oo Bannaanka Timid

0 Visits: 543 | Thursday July 25, 2013 - 19:27:55
Warar ku dhow xubno ku sugan madaxtooyada ayaa xaqiijinaya in meel gabagabo ah ay soo gaartay isku shaandheyn la filayo in raysul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon uu ku sameyn doono golihiisa wasiirada.

Read More »

Shirkii Golaha Wasiirada oo Maanta Looga Dooday Amaanka Iyo Maaliyada [Sawirro]

1 Visits: 420 | Thursday July 25, 2013 - 18:07:43
War saxaafadeed ka soo baxay shirkii golaha wasiirada dawlada federaalka Soomaaliya ay maanta ku yeesheen Muqdisho ayaa lagu sheegay in goluhu ka doodeen qodobo dhowr ah.

Read More »

Kooxda Monitoring Group oo Waqtiga Loo Kordhiyey Markale Xilli Warbixinteedii La Diiday

0 Visits: 370 | Thursday July 25, 2013 - 12:25:51
Golaha Amaanka Qaramada Midoobay ayaa meelmariyey go'aan ay waqtiga ugu kordhinayaan kooxda khubarada ah ee loo xilsaaray la socodka cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea.

Read More »

Ceel Macaan: Afar Ruux oo Ku Geeriyootay Goob Dhagaxa Laga Qodo

0 Visits: 460 | Thursday July 25, 2013 - 09:47:01
Illaa afar ruux ayaa ku geeriyootay goob laga qodo dhagaxa dhismaha loo adeegsado [Kaawo] oo ku taalla deegaanka Ceel Macaan ee duleedka Muqdisho.

Read More »

Dawlada Soomaaliya oo Suudaan Weydiisatay Inay Ku Taageerto Ururada Gobolka

0 Visits: 425 | Thursday July 25, 2013 - 09:30:10
Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibadda Dawlada Federaalka Soomaaliya Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa dalka Suudaan oo uu booqasho ku joogo kula kulmay wasiirka arrimaha dibada Suudaan.

Read More »

SAWIRKA MAANTA: Wax Ka Dheh Sawir Gacmeedka Amin Arts

0 Visits: 3480 | Thursday July 25, 2013 - 05:48:12
Sawirkan wuxuu ka mid yahay sawirada ugu saameynta badan ee uu boggiisa ku soo bandhigay sawir gacmeedlaha weyn ee Amiin Caamir.

Read More »

QORMO: Baahideena Aynu Alle u Bandhigno

0 Visits: 768 | Thursday July 25, 2013 - 05:56:17
Waa qormo diini iyo wacyigelin ah. Waxaa qoray;- Sheekh Axmed Cabdisamad (Ajar aan la koobi karin Alle haka siiyo). Email: alwaqaar@hotmail.com.

Read More »