Latest News

Faroole oo Cabdishakuur Mire u Magacaabay Wasiiru Dawlaha Dekedaha

0 Visits: 450 | Monday July 29, 2013 - 15:45:57
Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa wasiiru dawlaha dekedaha iyo gaadiidka badda Puntland u magacaabay Cabdishakuur Mire oo horey u ahaa wasiir ku xigeen.

Read More »

Qarax Khasaare Sababay oo Degmada Hodan Ka Dhacay oo Faahfaahino Ka Soo Baxayaan

0 Visits: 372 | Monday July 29, 2013 - 15:27:34
Ugu yaraan labo ruux ayaa ku dhimatay qarax miino oo lala beegsaday baabuur nooca yar yar oo marayey agagaarka isgoyska KPP ee degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho maanta.

Read More »

Dadkii Ugu Tirada Badnaa oo Lagu Xirxiray Jowhar

0 Visits: 386 | Monday July 29, 2013 - 15:15:01
Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in ciidamada dawlada ay maanta qabqabteen dadkii ugu tirada badnaa hawlgalo laga fuliyey gudaha magaalada.

Read More »

Siyaasiyiin Caan ah oo Muqdisho Kaga Dhawaaqay Isbahaysi Samatabixin (Dhageyso)

0 Visits: 485 | Monday July 29, 2013 - 14:53:30
Siyaasiyiinta kala ah Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa iyo Maxamed Maxamuud Guuleed Gacmadheere ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay gole siyaasadeed oo cusub.

Read More »

Nin Dil Ka Geystay Qardho oo Gacanta Lagu Dhigay

0 Visits: 359 | Monday July 29, 2013 - 10:48:13
Wararka naga soo gaaraya degmada Qardho ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in ciidanka booliska Degmadaasi ay qabteen nin gacan ku dhiigle ah oo dil ka geystay Qardho.

Read More »

Maamulkii Gobolka Shabeelaha Hoose oo La Kala Ceyriyey

0 Visits: 389 | Monday July 29, 2013 - 09:17:37
Wasiirka arrimaha gudaha dawlada federaalka Soomaaliya ayaa maanta xilkii ka qaaday dhammaan masuuliyiinta maamulka gobolka Shabeelaha Hoose kadib khilaaf ka oogmay gobolka.

Read More »

Hawlgal Saaka Ka Socda Degmada Wadajir Kadib Qaraxyo Xalay Ka Dhacay

0 Visits: 317 | Monday July 29, 2013 - 08:09:48
Ciidamada amaanka dawlada federaalka Soomaaliya ayaa saaka bilaabay hawlgal baaritaan ah kadib qaraxyo bambooyin loo adeegsaday ay xalay ka dheceen degmada Wadajir.

Read More »

CAF oo Ka Tacsiyeysay Geeridii Ku Timid Marxuum Witig

0 Visits: 498 | Monday July 29, 2013 - 07:28:25
Guddoomiyaha Xiriirka Kubbada Cagta Qaarada Afrika Ciise Xayaatu ayaa qoraal tacsi ah soo gaarsiiyay Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta geeridii ku timid marxuum Cabdullaahi Cilmi Warsame (Witig).

Read More »

Turkiga oo Wacad Ku Maray Inuusan Hakin Doonin Shaqada uu Ka Wado Soomaaliya

0 Visits: 485 | Monday July 29, 2013 - 04:38:38
Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda Turkiga ayaa sheegay in weerarkii Sabtidii lagu qaaday shaqaalaha Turkiga ee ku sugan Muqdisho loo hakin doonin shaqada ay ka hayaan Soomaaliya.

Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Difaacay Xiisadaha Beeleed Ee Shabeelaha Hoose

0 Visits: 476 | Monday July 29, 2013 - 04:15:12
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka C/kariin Xuseen Guuleed oo ka jawaabayey su'aalo ay weydiiyeen mudanayaasha baarlamaanka ayaa iska difaacay dhaliilo loo soo jeediyey wasaaradiisa.

Read More »