Latest News

XOG: Wariyihii BBC Maxamed Maxamuud Dhoore oo Ku Goostay UK

0 Visits: 3908 | Tuesday August 13, 2013 - 06:40:09
Wariye Maxamed Maxamuud Dhoore oo ka tirsanaa Laanta Af Soomaaliga ee BBC-da ayaa la xaqiijiyey inuu isu dhiibay dawlada Ingiriiska.

Read More »

Wabiga Shabeelle oo Ku Fatahay Tuulooyin u Dhow Jowhar

0 Visits: 592 | Monday August 12, 2013 - 17:46:11
Wabiga Shabeelle ayaa la soo sheegayaa inuu fatahaad ka sameeyeey tuulooyin u dhow degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe.

Read More »

Guddoomiyaha Cusub ee Galgaduud oo Maanta Ka Hadlay Xilka Loo Dhiibay

0 Visits: 1115 | Monday August 12, 2013 - 14:47:47
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Galgaduud Xuseen Cali Wehliye Cirfo oo Shir Jaraa'id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in uu xoogga saari doono xasilinta ammaanka.

Read More »

Danjiraha Soomaaliya Ee Yemen oo La Xiray

0 Visits: 623 | Monday August 12, 2013 - 14:22:33
Ciidamada amaanka dalka Yemen ayaa mudo kooban xiray danjiraha dawlada Soomaaliya u fadhiya dalka Yemen Gen Ismaaciil Qaasim Naaji.

Read More »

Hawlgal Laga Fuliyey Degmada Yaaqshiid

0 Visits: 439 | Monday August 12, 2013 - 13:57:03
Ciidamada dawlada iyo kuwa AMISOM ayaa hawlgal ballaaran saaka ka fuliyey xaafado ka tirsan degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir.

Read More »

Cali XASUUQAAYE oo u Hadlay Sidii Afhayeenka Madoobe (*DHAGEYSO)

0 Visits: 854 | Monday August 12, 2013 - 09:30:04
Cali Geedi oo Soomaalida badankeedu u taqaano "CALI XASUUQAAYE" dhibaatadii uu u geystay dadka reer Muqdsho sanadkii 2007 ayaa jeediyey hadallo la yaab leh.

Read More »

Sawirro: Maalinta 3aad Ee Ciidda Iyo Muqdisho

0 Visits: 535 | Monday August 12, 2013 - 08:25:36
Daawo Sawirro: Dadweyne fara badan ayaa maalintii saddexaad ee Ciidul Fidriga ku dabaaldegay qeybo ka mid ah caasimadda.

Read More »

Axmed Madoobe oo Ku Fashilmay Maamulkiisa Dhoodhoobka ah

0 Visits: 542 | Monday August 12, 2013 - 08:04:26
Axmed Madoobe oo labo maalin ka hor ku dhawaaqay inuu magacaabayo wax uu ugu yeeray "Gole wasiiro" ayaa shalay [Axad] wuxuu markale sheegay inuu dib u dhigtay.

Read More »

Qeybo Ka Mid ah Muqdisho oo Caawa Mugdi ah

0 Visits: 642 | Sunday August 11, 2013 - 22:02:24
Waxaa caawa mugdi ah qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ee caasimada dalka kadib markii la demiyey shirkadihii korontada bixin jiray.

Read More »

Maamulka Khaatumo oo Cambaareeyay Maamulka Gobaleedka Putland

0 Visits: 686 | Sunday August 11, 2013 - 19:34:53
Maamulka Khaatumo State ayaa Maanta waxay cambaareyn xoogan dusha kaga tuureen Maamulka ay jaarka yihiin ee Puntland.

Read More »