Latest News

XOG: Ku Dhawaaqista Isku Shaandheyntii Golaha Wasiirada oo Dib u Dhacday

0 Visits: 570 | Monday July 29, 2013 - 19:35:53
Sida ay sheegayaan ilo wareedo ay helayaan wariyaasha Shabakada Somaliupdate.com waxaa dib u dhac uu ku yimid qorshe usbuucan la doonayey in lagu dhawaaqo isku shaandheynta golaha wasiirada dawlada federaalka.

Read More »

Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo Ka Warbixiyey Safar uu Ku Tagay Dibadda

0 Visits: 379 | Monday July 29, 2013 - 19:09:37
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug C/samad Nuur Guuleed ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta maamulkaasi kadib safaro uu ku tagay dibadda.

Read More »

Faroole oo Cabdishakuur Mire u Magacaabay Wasiiru Dawlaha Dekedaha

0 Visits: 594 | Monday July 29, 2013 - 15:45:57
Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa wasiiru dawlaha dekedaha iyo gaadiidka badda Puntland u magacaabay Cabdishakuur Mire oo horey u ahaa wasiir ku xigeen.

Read More »

Qarax Khasaare Sababay oo Degmada Hodan Ka Dhacay oo Faahfaahino Ka Soo Baxayaan

0 Visits: 505 | Monday July 29, 2013 - 15:27:34
Ugu yaraan labo ruux ayaa ku dhimatay qarax miino oo lala beegsaday baabuur nooca yar yar oo marayey agagaarka isgoyska KPP ee degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho maanta.

Read More »

Dadkii Ugu Tirada Badnaa oo Lagu Xirxiray Jowhar

0 Visits: 522 | Monday July 29, 2013 - 15:15:01
Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in ciidamada dawlada ay maanta qabqabteen dadkii ugu tirada badnaa hawlgalo laga fuliyey gudaha magaalada.

Read More »

Siyaasiyiin Caan ah oo Muqdisho Kaga Dhawaaqay Isbahaysi Samatabixin (Dhageyso)

0 Visits: 576 | Monday July 29, 2013 - 14:53:30
Siyaasiyiinta kala ah Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa iyo Maxamed Maxamuud Guuleed Gacmadheere ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay gole siyaasadeed oo cusub.

Read More »

Nin Dil Ka Geystay Qardho oo Gacanta Lagu Dhigay

0 Visits: 458 | Monday July 29, 2013 - 10:48:13
Wararka naga soo gaaraya degmada Qardho ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in ciidanka booliska Degmadaasi ay qabteen nin gacan ku dhiigle ah oo dil ka geystay Qardho.

Read More »

Maamulkii Gobolka Shabeelaha Hoose oo La Kala Ceyriyey

0 Visits: 483 | Monday July 29, 2013 - 09:17:37
Wasiirka arrimaha gudaha dawlada federaalka Soomaaliya ayaa maanta xilkii ka qaaday dhammaan masuuliyiinta maamulka gobolka Shabeelaha Hoose kadib khilaaf ka oogmay gobolka.

Read More »

Hawlgal Saaka Ka Socda Degmada Wadajir Kadib Qaraxyo Xalay Ka Dhacay

0 Visits: 405 | Monday July 29, 2013 - 08:09:48
Ciidamada amaanka dawlada federaalka Soomaaliya ayaa saaka bilaabay hawlgal baaritaan ah kadib qaraxyo bambooyin loo adeegsaday ay xalay ka dheceen degmada Wadajir.

Read More »

CAF oo Ka Tacsiyeysay Geeridii Ku Timid Marxuum Witig

0 Visits: 666 | Monday July 29, 2013 - 07:28:25
Guddoomiyaha Xiriirka Kubbada Cagta Qaarada Afrika Ciise Xayaatu ayaa qoraal tacsi ah soo gaarsiiyay Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta geeridii ku timid marxuum Cabdullaahi Cilmi Warsame (Witig).

Read More »