Latest News

Qaramada Midoobay oo Balaayiin Doolar u Dalbatay Wax Ka Qabashada Xaalada Soomaaliya

0 Visits: 459 | Monday July 22, 2013 - 20:58:07
Hay'adaha Qaramada Midoobay ayaa shaaca ka qaaday yabooh lacageed oo hor leh kaasoo gaaraya balaayiin doolar oo ay sheegeen inay wax uga qabanayaan xaalada Soomaaliya.

Read More »

Kismaayo oo Miinooyin La Qarxiyey Iyo Xaalada Amni oo Faraha Ka Sii Baxaysa

0 Visits: 482 | Monday July 22, 2013 - 20:45:06
Ciidamada Suuralyoon ee qeybta ka ah hawlgalka AMISOM ayaa maanta qarxiyey miinooyin la sheegay in lagu aasay xaafado ka mid ah magaalada Kismaayo.

Read More »

Suudaan oo Kordhisay Deeqaha Waxbarasho Ee La Siiyo Soomaalida

0 Visits: 600 | Monday July 22, 2013 - 20:37:56
Dawlada Suudaan ayaa sheegtay inay kordhineyso deeqaha waxarasho ee ay siiso ardayda Soomaaliyeed ee dalkeeda timaada.

Read More »

Khaatumo oo Beenisay in Ciidamo Ka Goostay Ay u Galeen Somaliland

0 Visits: 603 | Monday July 22, 2013 - 20:23:32
Madaxweynaha maamul goboleedka Khaatumo Axmed Cilmi Cismaan (Axmed karaash) ayaa beeniyay jiritaanka ciidamo ka goostay maamulkiisa oo u galay maamulka Somaliland.

Read More »

Abaanduulaha Xoogga Dalka oo Ka Warbixiyey Safar uu Ku Tagay Baydhabo

0 Visits: 574 | Monday July 22, 2013 - 20:13:50
Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay safarr shaqo oo uu ku tegay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.

Read More »

Dawlada oo Bedeshay Taliyihii Nabadsugida Gobolka Banaadir

0 Visits: 518 | Monday July 22, 2013 - 20:02:41
Taliyaha Nabadsugida Gobolka Banaadir Col. Khaliif Axmed Ereg ayaa xilkii laga qaaday.

Read More »

Kulan Looga Hadlay Amaanka oo Ka Dhacay Muqdisho

0 Visits: 402 | Monday July 22, 2013 - 19:37:49
Kulan ballaaran oo looga arinsanayay sidii loo xoojin lahaa ammaanka magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Heliwaa ayaa maanta ka dhacay degmadaasi.

Read More »

Booliska Saldhiga Kaaraan oo Soo Bandhigay Meydka Dagaalyahan Al Shabaab oo Xalay Soo Weeraray

0 Visits: 936 | Monday July 22, 2013 - 18:57:42
Booliska degmada Kaaraan ayaa maanta soo bandhigay nin ka mid ah maleeshiyada Al Shabaab oo ay xalay toogteen.

Read More »

Ciidamada Kenya oo Duqeeyey Goobweyn

0 Visits: 496 | Monday July 22, 2013 - 14:25:27
Wararka laga helayo gobalka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in ciidanka Badda Kenya ay duqeeyeen deegaanka Goobweyn.

Read More »